Xaalada dagaal ee bariga dhexe ayaa maraysa meel xasaasi ah iyada oo laga casbi qabo in uu dagaalku ku faafo dalalka kale ee bariga dhexe.
Shacabka muslimiinta iyo aracabta ayaa si weyn uga xanaaqay xasuuqa ay Israa’iil ku wado magaalada Qaza todobaadyadii ugu dambeeyay.
Dalka Bahrain ayaa qaaday Tallaabo ka yaabisay Israa’iil kadib markii ay dad shacab ah gubeen safaarada ay ku leeyihiin dalkaas.
Arintan ayaa imanaysa xilli dad badan oo muslimiin ah ay ka gadoodeen xaalada xun ee ka jirta magaalada Qaza.
Halkan ka daawo qaabkii ay dad gadoodsan dab u qabadsiiyeen safaarada Israa’iil ee dalka Bahrain.