Ra’iisul Wasaaraha Soomaaliya oo ugu baaqay aqoonyahannada inay hormuud ka noqdaan dagaalka ka dhanka ah Al-Shabaab
Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xamsa Cabdi Barre, ayaa kula dardaarmay aqoonyahannada Soomaaliyeed in ay hormuud ka noqdaan dagaalka ka dhanka ah kooxaha Al-Shabaabka...