DEG-DEG: Somaliland Oo Ka Hadashay War Ka Soo Baxay Qaramada Midoobay
Dawladda Jamhuuriyadda Somaliland ayaa ku gacan-saydhay war kasta oo ka soo baxay Golaha Ammaanka ee Qarammada Midoobay, kaas oo lagu sheegay in Xafiiska Hawlgalka Ku-meel-gaadhka...