Ciidamada Somaliya Oo Dilay Maleeshiyaad 40 Ka Badan Oo Ka Tirsan Al-Shabaab.

Ugu yaraan 43 dagaalyahan oo ka tirsan Al-Shabaab ayaa lagu dilay weerar ay ciidamada dowladda Soomaaliya ku qaadeen fariisimo ay ku lahaayeen Xiin-Tubaal iyo Ceel-Cali-Waydh oo dhaca Koonfur Bari ee gobolka Galgaduud.

sida lagu sheegay war qoraal ah oo ka soo baxay wasaaradda warfaafinta, Saddex baabuur oo ay lahayd Al-Shbaab ayaa ku gubtay.

Waxa ay ku soo aadeysaa xilli Al-Shabaab weerar ku qaadeen deegaanka Daru-Nimca ee bartamaha dalka.

Image

so_SOSO