Daawo: Dabaal-dagyo Ka Socda Magaalada Hargiesa Oo Loogu Daal-Dagayo Heshiiska Somaliland Iyo Itoobiya

Khariyada Magaalada Hargiesa ayay isugu soo bexeen dad aad u badan oo u dabaal-dagaya Heshiiskii dhexmaray Somaliland iyo Itoobiya.

Goobta oo ah meel taariikhi ah ayay isugu yimaadeen dhalin yar iyo waliba masuuliyiin ka tirsan xukuumada Somaliland.

Wasiirka Arimaha Gudaha Somaliland iyo waliba maayirka magaalada o ay weheliyaan masuuliyiin kale ayaa dhalin yarada kala qayb qaatay dabaal-daga iyaga oo halkaas hadalo ka jeediyay.

so_SOSO