Musk vs Zuckerberg

Dagaal Ay Isku Balansadeen Labada Maalqabeen ee Leh Shirkadaha Twitter iyo Facebook.

Labada maalqabeen ee kala leh shirkada Facebook iyo Twitter Mark Zuckerberg iyo Elon Musk aya u balansan inay ku dagalaaman gudaha qafiska loo yaqaano Octagon.

Dagaalkan oo ah nooc halis ah oo anay ku jirin wax jiliin ah aya wuxu ku bilaabmay qaab kaftan ah kadib marki mulkiilaha shirkada Twitter oo bogiisa kuso qoray qoraal u uku sheegay inu dagaal diyaar u yahay hadi uu aqbalayo mulkiilaha shirkada Facebook.

Mulkiilaha shirkada Facebook aya isaguna dhankiisa kuso jawaabay inu diyaaryahay.

Xifaaltanka ka dhexeeya labada shirkadood oo labaduba ka shaqeeya isku xidhka bulshada aya kor u kacay kadib marki shirkada Twitter uu la wareegay maalqabeenka Elon Musk oo ah mamulaha guud ee shirkada xiligan

so_SOSO