Kooxda kubada cagta Mainz 05 Kana ciyaarta horyaalka Jarmalka ayaa ciyaaraha ka joojisay xiddiga Anwar El Ghazi.
Anwar El Ghazi ayaa taageeray dadka Muslimiinta ah ee Falastiin ee uu xasuusu ku scoda.
Yuhuuda ayaa duqayn xad dhaaf ah ku wada magaalada Qaza taas oo keentay in ay dhintaan dad aad u badan oo ay ku jiraan dumar iyo caruur.
Xiddiga Anwar El Ghazi ayaa baraha bulshada ku taageeray dadka muslimiinta ah ee uu xasuuqu ku socda.
Anwar El Ghazi ayaa baraha bulshada soo dhigay fariin uu ku taageeray Falastiin taas oo saamayn weyn ku yeelatay baraha bulshada.
Laakiin kooxda Mainz 05 Ayaa ciyaaraha ka joojisay ciyaartoyga oo dhalaasho ahaan ka soo jeeda dalka Morocco laakiin u ciyaaray xulka qaranka Netherlands.