DEG-DEG: Dalka Maraykank Oo Ka Hadlay Heshiiskii Dhexmaray Somaliland Iyo Itoobiya.

Xafiiska Madaxweynaha Dalka Maraykanka ayaa ka hadlay heshiiska dhexmaray Somaliland iyo Itoobiya maalmihii la soo dhaafay.

Arintan ayaa imanaysa kadib markii Somaliland iyo Itoobiya heshiis wada saxiixdeen kaas oo sheegaya in ay Itoobiya heli doonto Bad.

Warbixin uu soo saaray xafiiska Madaxweynaha Maraykanka ayaa sheegay in uu xidhiidh toos ah kula jiro dawlada Federaalka Somaliya.

“Waan ku faraxsanahay inaan ku dhawaaqno in xafiiska Madaxweynaha Maraykanka aad uga xumaaday heshiiskii is-afgaradka ahaa ee Itoobiya iyo Somaliland, wuxuuna hadda xiriir toos ah la leeyahay xubno ka tirsan dowladda Federaalka Soomaaliya.Waa markii la soo afjari lahaa heshiiskan”.

so_SOSO