DEG-DEG: Madaxweynaha Somaliland Oo Ku Soo Laabtay Dalka Kadib Guushii Aqoonsiga.

Madaxweyne Muuse Biixi ayaa maanta dib ugu soo laabtay gurigiisa kadib safar shaqo oo uu ugu maqnaa dalka Itoobiya, waxaana uu ra’iisul wasaaraha itoobiya la saxiixday heshiis is afgarad ah.

“Somaliland iyo Itoobiya waxay ku heshiiyeen in Itoobiya heshiis badda ka hesho, Itoobiyana waxay noqonaysaa dalkii ugu horreeyay ee aqoonsada Somaliland, heshiiskaasna waa la fulinayaa isku mar.”

so_SOSO