Dagaalkii ay Xamaas ku qaaday Yuhuuda ayaa si xun u socda iyada oo mujaahidiinta Xamaas xasuuqeen yuhuuda.
Wararka ayaa sheegaya in ay Xamaas ilaa haatan ka dishay yuhuuda tiro aad u badan tan ilaa markii ay qaadeen weerarkii lama filaanka ahaa.
Wararka ka imana bariga dhexe ayaa sheegaya in dhimashada yuhuudu marayso 1,400 tan ilaa markii ay Xamaas weerarka lama filaanka ah ku qaaday Yuhuuda.
Todobaadkii hore ayay ahayd markii Xamas ay dagaal lama filaan ah ku qaadeen yuhuuda iyada oo ka dishay dad aad u badan oo isugu jira ciidamo iyo dad caadi ah.