Gudoomiyaha Golaha Wakiilada Somaliland Oo Guddi U Saaray Doorashooyinka Isa-saarka Ah

Gudoomiyaha Golaha wakiilada Somaliland Yaasiin Faratoon ayaa Guddi u saaray Doorashooyinka Isa saarka ah ee Somaliland.

Maalmo dhawayd ayay ahayd markii madaxweynuhu digreeto ku soo saaray in la ansixiyo doorashooyinka Somaliland ee isa-saaran.

so_SOSO