Gudoomiyaha Xisbiga Ucid Ee Somaliland Ayaa Hambalyo u Diray Madaxweynaha Maamul Goboleedka Puntland Ee Soomaaliya Oo Dib Loo Doortay Maanta?

Gudoomiyaha Xisbiga Ucid Ee Somaliland Ayaa Hambalyo u Diray Madaxweynaha Maamul Goboleedka Puntland Ee Soomaaliya Oo Dib Loo Doortay Maanta?

Hargeysa:- Gudoomiyaha Xisbiga Mucaaradka ah Ucid Ee Jamhuuriyada Somaliland Ayaa Hambalyo u Diray Siciid Cabdilaahi Deni Madaxweynaha Maamul Goboleedka Puntland Ee Soomaaliya Oo Dib Loo Doortay Maanta Oo Isniin ah isagoo Hogaamin Doona Shanta Sano Ee Soo Socota Oo Xafiiska uu Joogi Doono.

“Hambalyo elected President Putland Saeed Dani. Insha Allah daris-wanaag, ayaad ku badali colaadi JSL”

May be an image of 4 people and text that says 'Faysal Ali Warabe @FaisalAliWarabe Hambalyo elected president Puntland Saeed Dani. Insha Allah dars waanag ayaad Ku badali colaadi SL. MEDIA ME GAROOWE Siciid Cabdilaahi Deni aγaa ku guuleystay Doorashada Puntland isaga 00 noqonaya Madaxwenihii koowaad ee mar labaad la doorto DOORASHADA PUNTLAND 9:03 AM Jan 8, 2024 139 Views'

so_SOSO