Madaxweynaha Maamul Goboleedka Hirshabeele Ayaa Hambalyo u Diray Madaxweyne Saciid Cabdilaahi Deni Oo Mar kale Madaxweyne Loogu Doortay Maamul Goboleedka Puntland Ee Soomaaliya?

Madaxweynaha Maamul Goboleedka Hirshabeele Ayaa Hambalyo u Diray Madaxweyne Saciid Cabdilaahi Deni Oo Mar kale Madaxweyne Loogu Doortay Maamul Goboleedka Puntland Ee Soomaaliya?

Madaxweynaha Maamul Goboleedka Hirshabeelle Ee Soomaaliya Mudane Cali Guudlaawe Xuseen ayaa dhambaal hambalyo ah u diray Mudane Saciid Cabdullaahi Deni oo maanta markale dib loogu doortay Madaxweynaha Dowladda Maamul Goboleedka Puntland Ee Soomaaliya.
Madaxweyne Cali Guudlaawe ayaa Alle uga baryay Madaxweynaha cusub ee Puntland in markale Alle uu ku guuleeyo Masuuliyada culus ee loo doortay Waxaana Warkan Baahisay Xafiiska Warfaafinta Madaxtooyada Maamulka Hirshabeele.
No photo description available.
so_SOSO