Maxay Madaxda Somaliya Ka Yidhaahdeen In Ay Somaliland Bad Siiso Itoobiya.

 

Madaxda Somaliya oo ay ugu horeeyaan Madaxweyna Xassan Sheekh Maxamuud iyo Ra’iisal Wasaaraha Somaliya Xamse Cabdi Barre ayaa si adag uga hadlay in ay Somaliland bad siiso Itoobiya.

Todobaadkan ayay ahayd markii lama filaan weyn qarxay markii Madaxweynaha Somaliland Muuse Biixi Cabdi uu sheegay in ay Bad ka kirayn doonto Itoobiya.

Taas badalkeeda Dawlada Itoobiya ayaa aqoonsan doonta Somaliland sida uu xaqiijiyay madaxweyne Muuse Biixi.

Hadaba Halkan Hoose kaga

so_SOSO