Ibrahim

Riyo Uu Ku Riyoday Aya U Sababtay Inu Diinta Islaamka Qaato Isaga Iyo Ku Dhawaad 100,000 Oo Ah Dadki Ku Xidhna

Riyo Uu Ku Riyoday Aya U Sababtay Inu Diinta Islaamka Qaato Isaga Iyo Ku Dhawaad 100,000 Oo Ah Dadki Ku Xidhna

Ibraahim wuxu uu magaciisu aha Richmond intii uusan diinta islaamka qaadan, waxa uu aha wadaad faafiya diinta kiristanka isla markaana kiniisadiisa ay ku xidhan yihiin in ka badan 100,00 (boqol kun oo qof).

Ibrahim waxa u sababay inu diinta islaamka qaato riyooyin tiro badan oo isku xig xigay oo uu ku riyooday iyado lagu leeyahay “Dadkaaga u sheeg ha xidhan dhar cad ”.

Kadib qisadiisa marki ay so shaac baxday waxa Xajka sanadkan 2023 ku casuumay boqorka dalka sucuudiga.

Ibrahim waxa uu diinta islaamka ku jira muda ka yar 4 bilood waxana uu diinta kuso daray dad badan oo ka mid ah dadkii uu marki hore kiniisada ku wacdin jiray.

Muqaal laga soo duubay marki uu yimi xajka waxa ka mid ah “Waxan raaci doona wadadi Nabi Muxamed NNKH, waxanan aaminsanahy in jidkaas dad badan oo jooga wadankayga ay kuso raaci doonan iftiinka islaamka.

Tani wa buurta iftiinka, waxan ahay qofki ugu horeyay qoyskayaga oo yimaada. Goobtani wa goob barakaysan”.

 

Hoos Ka daawo Vidoega Ibraahim oo Luqada Afka Ingiirisiga ah.

so_SOSO