Saciid Cabdilaahi Deni Ayaa Mar kale Madaxweyne Loogu Doortay Maamul Goboleedka Puntland Ee Soomaaliya?

War Deg Deg ah:- Saciid Cabdilaahi Deni Ayaa Mar kale Madaxweyne Loogu Doortay Maamul Goboleedka Puntland Ee Soomaaliya?

May be an image of 6 people and dais

Siciid Cabdillaahi Deni ayaa ku guulaystay doorashada Maamul Goboleedka Putland Ee Soomaaliya, Waxaana uu Siciid Deni ayaa noqonayaa madaxweynihii koowaad ee mar labaad loo doorto talada Putland isaga oo codad badan ku hoggaamiyey saddexdii wareeg ee doorashada loo galay sidaana ku noqon doonaa madaxweynaha shanta sano soo socda hogaamin doona maamul goboleedka puntland ee soomaaliya.
so_SOSO