Somaliland ayaa u muuqata in ay diyaarinayso dagaal culus oo ku qaado Gobolka Sool iyo SSC-Khaatmo.
Jimcihii ayay ahayd markii ay ciidamada Somaliland ka soo bexeen saldhiga caanka ah ee Gooja-Cadde.
Ciidamada Militariga Somaliland ayaa fariin u diray Shacabka Somaliland ka hor weerarada la filayo in ay qaadaan.
Ciidamada ayaa baraha bulshada soo dhigay fariin ay ugu sheegayaan dadka shacabka ah in ayna sawiro ama muuqaalo ka qaadin ciidamada.
Ciidamada ayaa Shabacabka Somaliland u sheegay in ayna wax sawiro ama muuqaalo aan laga qaadin ciidamada isla markaas aan la soo dhigin baraha bulshada.