U Gaar Ah Ragga: 4 Sabab Oo Ay Raggu Isaga Indha Tiraan Gabadha Ay Ka Helaan.

Waa Kuma Qofka Inaga Midka Ah Ee Aan Jeclayn In Uu Ku Noolaado Nolo Jacayl ah? Hagaag, dhamaan Ragga oo dhan ayaa jecel in ay helaan Gabadh ay Nolosha La Wadaagaan, sidoo kale Nin walba waxa uu jecelyahay waliba raadiyaan gabadh ay la wadaagaan Safarka Nolosha.

Jacaylku waa mid ka mid ah dareenka quruxda badan ee soo jiidashada leh qofkuna mar walba dareemi karo, Jacaylka ayaa isku badala rabitaan ah in uu qofku helo Xidhiidh joogto ah oo uu la wadaago qof uu jecelyahay.

Hadab halkan kaga bogo 4 sabab oo ay Raggu isaga indha Tiraan Dumarka ay Ka Helaan:

1.Xishoodka:

Waxa jira Ragga qaar si weyn u dareema xishood marka ay la hadlayaan dumar taas ayaana sabab u noqota in uu Ninku jacaylkiisa u muujin waayo Gabadha uu jecelyahay waxana ay keentaa in uu iska indha-tiro gabadha.

2.Baqdin Uu Ka Qabo muujinta Dareenkiisa:

Waxa jira Ragga qaar si weyn uga cabsada In ay Dumarka la wadaagaan Dareenkooda isaga oo diida in uu sirtiisa jacayl u sheego.

3.Baqdin Uu Ka Qabo In Ay Diido:

Ka Cabsi ay ka qabaan in ay gaabdhu diido jacaylkiisa waliba dhaawaco qalbigiisa ayaa sidoo kale ka mid ah sababaha ay Ragga qaar isaga indha-tiraan in ay jacaylkiisa u soo bandhigo gabadha uu jecelyahay.

4.Qanaacada Ragga:

Shaqsiyada Ninka ee shaqsiyadiisa ayaa sidoo kale ka mid ah sababaha ayna Raggu u soo bandhigin jacaylkooda marka ay jecelyihiin gabadh.

so_SOSO