War Deg Deg ah:- Xisbiga Waddani Ee Somaliland Oo Dhaweeyey Ansixinta Doorashooyinka Somaliland Ee Golaha Guurtida Sameeyeen?

War Deg Deg ah:- Xisbiga Waddani Ee Somaliland Oo Soo Dhaweeyey Ansixinta Doorashooyinka Golaha Guurtida Somaliland Sameeyeen Maanta Oo Isniin ah?

Musharraxa madaxweyne ee xisbiga Waddani Cabdiraxmaan Cirro, ayaa hambalyeeyay golaha Guurtida Somaliland ee maanta ansixiyay xeerarka Doorashada, Musharax Madaxweyne Cabdiraxmaan Cirro ayaa sheegay in Somaliland cagta saartay dhabadii Doorashada.

“Waxaa maanta marag ma doon ah oo caddaatay in dhabadii doorashooyinka isku sidkanaa uu dalkani qaaday, sidaas darteed, dhammaan shacbiga ku nool Jamhuuriyadda Somaliland ha u diyaar garoobeen doorashada muddeysan ee 13ka November 2024.”

so_SOSO